Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo dhexmaray Wakiilka QM ee Somalia & danjiraha Imaaraadka?

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Michael Keating ayaa kulan xasaasi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi sida ay faafisay Wakaalada wararka WAM ee dalka Imaaraadka. Kulankan oo ka dhacay Safaaradda Imaaradku ku leeyahay Muqdisho ayaa waxaa looga xaajooday xiriirka Imaaraadka Carabta iyo Xafiiska QM ee Soomaaliya iyo … Continue reading Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo dhexmaray Wakiilka QM ee Somalia & danjiraha Imaaraadka?